Korontada, Biyaha & Internetka oo laga jaray Jigjiga & Meydad jidadka dhex yaalla

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ayaa waxay sheegayaan in korontada, Biyaha iyo qadkii internetka laga jaray magaaladaas. Talaabadan ayaa ka dambeysay rabshado xoogan oo magaalada ka dhacay manta kuwaasoo looga soo horjeeday ciidamada milateriga ee qabsaday xarumaha maamulka ee magaaladaas. Dhinaca kale, ugu yaraan toban qof ayaa la soo sheegayaa iney … Continue reading Korontada, Biyaha & Internetka oo laga jaray Jigjiga & Meydad jidadka dhex yaalla